Daawo-Mudane Xukuumada Ku Bogaadiyey U Gurmashada Dadkii Duufaantii Ku Dhufatay Ee Gobolada Awdal Iyo Salal

(ToggahererNews)-Mudane Xukuumada Ku Bogaadiyey U Gurmashada Dadkii Duufaantii Ku Dhufatay Ee Gobolada Awdal Iyo Salal….

Xildhibaan Maxamud Xareed Rooble oo ka tirsan mudanayaasha golaha guurtida somaliland ayaa xukuumada ku bogaadiyey taakuleyntii ay ku garabgashay dadkeenii Ay duufaantu ku dhufatay ee ku dhaqnaa gobolada salal iyo awdal….

Daawo:

Advertisement

Ku Xayeysiiso