Gudoomiyihii hore ee Degmada Qoryaale imikana ahaa madaxa mashruuca dhismaha Garoonka Diyaaradaha ee Baraawe oo Qarax lagu dilay

Gudoomiyihii Hore ee Degmada Qoryaale imikana ahaa madax ka ahaa mashruuca dhismaha garoonka diyaaradaha ee Baraawe ayaa qarax lagu dilay.

Warararka ka imaanaya Shabeelaha Hoose ayaa sheegaya in gaadhigiisa loogu xidhay walxaha qarxa taas oo sababtay dhimashadiisa halka mid kamida ciidamadii ilaalada u ahaana uu isna ku dhintay qaraxa.

Advertisement

Ku Xayeysiiso