Wiil u dhalay Hogaamiyaha Kooxda Daacish oo ku dhintay Xumus Suuriya


Wakaalada Wararka Reuters ayaa ka soo warisay Wakaalada u qaabilsan dacaayada Kooxda Daacish in wiil uu dhalay hogaamiyaha Daacish Abubakar Baqdaadi lagu dilay Xumus Suuriya.

Wakaalada ayaa sheegtay in Xudayfa Albadri uu ku dhintay dagaal ka dhacay meel u dhaw Duleedka Xumus.

Halka Warar kalena sheegayaan in wiilka Baqdaadi uu ku dhintay Hawlgal isqarxin ah.

Dhinaca kale Abubakar Albaqdaadi ayaan la ogayn meel u jaan iyo cidhib dhigay.

Warqabadka ToggaHerer

Advertisement

Ku Xayeysiiso