Daawo: Hayada world vision Oo deeqsii ugu horaysay soo gaadhsiisay dadkii duufaantu khasaaraha ugu gaysatay degmada Awbarkhadle

Daawo: Hayada world vision Oo deeqsii ugu horaysay soo gaadhsiisay dadkii duufaantu khasaaraha ugu gaysatay degmada Awbarkhadle

 

Warbixintaasi waxaa waxaa faahfaahinteeda  nasiiyey gudoomiyaha degmada Awbarkhadle  Md Mahad Kabadheere.

Hayada World vision ayaa 22qays ayaa u qaybisay deeq isugu jirta baco weel iyo Dhar . Hayada world vision madaxa haayada iyo shaqaalihii haayada iyo gudoomiyaha Awbarkhadle ayaa si wada Jira ugu uqaybiyay deeqdaas dadkii danyarta ahaa ee roobkii bishan kawdeedii waxayeeladu kasoo gaadhay. « Waxaan umahadnaqaynaa madaxda qaranka 1.badhasaabka Maroodijeex

2. Gudoomiyaha ka hortaga aafada iyo w/degaanka  kuwaas oo fududeeyey sidii dadkan loo caawin lahaa.

Sidio kale iyana  macaawinooyin kale aayaanu  filaynaa wiigan» Sidaasi waxaa tidhi gudoomiye Kabadheere

 

 

Advertisement

Ku Xayeysiiso