Madaxweynaha Dawlad Deegaanka Soomaalida Itoobiya Md Cabdi Maxamuud Cumar ayaa Bulshada Ku dhaqan Caasimadda Dawlad Deeganka Ee Jigjiga kala qaybgalay Tukashada Salaada Ciida Soonfur.

Madaxweynaha Dawlad Deegaanka Soomaalida Itoobiya DDSI Md Cabdi Maxamuud Cumar ayaa kumanaan kun oo Bulshada Ku dhaqan Caasimadda Dawlad Deeganka Ee Jigjiga kala qaybgalay Tukashada Salaada Ciida Soonfur.

Advertisement

Ku Xayeysiiso