Daawo: Shiinaha Oo laga Helay Kalluun leh Madax Qooley Ama Shimbirta Xamaamka!!!


Waxaa lagu daabacay Muuqaal Baraha Bulshada muujinaya kaluumaysato Shiine ah oo helay kalluun leh madaxa Shimbirta Qoolleyda.

Arrintan ayaa ka dhacday magaalada Shiinaha ee Guiyang markii nin kaluumeysato ahi ka soo saaray Shabaagtiisi Kaluun Nooc kale ah kaas oo cidna sheegi wayday Nooca Kalluukan ama halka uu ka soo jeedo Abtirsiin ahaan.

Qaar ka mid ah Isticmaalayaasha Internetka ayaa sheegey in kalluunka uu dhow yahay Nooca carp, laakiin madaxiisa la yaabka leh laguma magacaabi karo noocyada, waxaanu leeyahay Madax Xamaam ama Dolphin.

Warqabadka ToggaHerer

Advertisement

Ku Xayeysiiso