Wareysi Kooban- AGaasimaha Tacliinta Sare Ee wasaarada waxbashada Somaliland Ayaa Nooga Warbixiyey Qorshayaal Cusub OO Ay Ku Dardargalinayaan Howlaha Tacliinta Sare Ee Dalka ..

(Toggaherer)-AGaasimaha Tacliinta Sare Ee wasaarada waxbashada Somaliland Ayaa Nooga Warbixiyey Qorshayaal Cusub OO Ay Ku Dardargalinayaan Howlaha Tacliinta Sare Ee Dalka ..

AGaasimaha Tacliinta Sare Ee Wasaarada waxbarshada Iyo sayniska prof-Axmed Muuse Muraad oo u waramaayey shabakadani Toggaherer ayaa si faahfaahsan uga hadlay howlo cusub oo lagu tayeynaayo tacliinta sare ee wadanka

Halkani Hoose Ka Dhagayso Qodobkaasi :

Advertisement

Ku Xayeysiiso