Harta Waxaad Ogaataan Dagaalkani Aynu Ku Jirnaa Waa Dagaal Aynu Kula Jirno Somalia Oo Wax putland layidhaahdaa Majirto -ENG FAYSALCALIWARAABE

(Toggaherer)-Harta Waxaad Ogaataan Dagaalkani Aynu Ku Jirnaa Waa Dagaal Aynu Kula Jirno Somalia Oo Wax putland layidhaahdaa Majirto -ENG FAYSALCALIWARAABE

Eng- faysal cali waraabe Muxuu ka yidhi Dagaalka tukoraq iyo duulaanka Somalia ay ku gardaraysanayso Qaranka Somaliland faysal oo arrintaasi ka hadlaaya ayaa yidhi:

(Waxaan aad iyo aad ugu mahadnaqayaa gumadkii balaadhnaa ee dowlada imaaraadku inoo fidisay duufaantii dalka ka dhacday ,waxaa jirta marka laga hadlaayo arrinta tukaraq horta waxaad ogaataan dagaalkani aynu ku jirnaa waa dagaalaynu kula jirno ,horta wax puntland layidhaahdaa ma jirto idinkuna  joojiyaan putland somalida labo dal ayaa isku darsaday Somaliland iyo somalia,dal putland layidhaahdaa majiro haddii aad maamul samaysaan gobolkaasi nugaal iyo baro dee somalia ayey ka tirsan yihiin ,dagaalkani inagu socda waxaa wada  farmaajo oo cabdiwali waa la adeegsanayaa ,markii aynu inagu laascaanood joognay siyaasada somaliland waxay ahayd in maamulkeenu dalkoodhan lagu dhammeeyo oo tartiib tartiin kolba inta aynu awood leenahay iyo kolba dadkii wax diidanaa heshiis lala sameeyo oo widhwidh oo u dambaysay loo gaadhsiiyey maamulka .

markii wasiirka qorsheynta somalia uu kasoo dagay badhan ee uu farmaajana gobolada dhexe oo ay qorshaha ugu jirtay in uu yimaado Tukraq horta arrintu daandaansigaasi ayey ahayd ilaa labadii kun ee dowladii cabdiqaasim la sameeyey halkasi  maamul ku sheeg ayaa laga sameeyey dalkaasi somalia oo baabasan nabad ayaa lagu ado noolaa oo wado hadalo ayaa noo socday oo labo kun iyo labi iyo tobankii bilaabmay rabshadani waxay bilaabantay markii farmaajo meesha qabsaday iyo khayraba .

isla markaasi waxaad ogaataan markii aynu qabanay tukaraq oo adduunku inagu dhexdhexaadiyey oo ay yidhaahdeen halkaasi ha dhaafina garoobe ha tagina halkiina jooga nabad ayaa la sameynayaa afar bilood ayaanu daawanaynay iyagoo hub intaasi soo urursanaya inagan tamar yaranteena axaynu odhan kari waynaywaar nimankii aad na tidhaahdeen ha dhaafina way noo soo hub urursanayaane dee maanu sugnaa ,taasina waxaa weeyaan dhaliil xaggeena ka timid afar iyo tobankii bisha ayaa inta ay ina soo weerareen ayaa hadana waxay yidhaahdeen somaliland ayaa na soo weerartay deetanawaftigii inala joogay ee imaaraadka ayuu cabdiwali u soo diray taswiirihii labadii qof ee midna laga dilay midna laga dhaawacay oo uu yidhi aa kuwaasooway na soo weerareenoo taasi waa munaafaqnimo soo socota inagu Ilaahay munaafaqi mayno .

shan iyo tobankii may waa kuwii ina soo weraray ooay isyidhaahdeen dabaal dag ayey ku jiraan ,maraykankunawaxa uu ku dhawaaqay in xabbadda la joojiyo oo wado hdaladii dib loo bilaabo farmaajo ,cabdiwali iyo muuse biixi wuu la wado hadlay oo maxaabiista la isku celiyo sidii loo nooleyn lahaa wado hadaladii somaliland iyo somalia heshiiskaasi ayaa la gaadhay hadana waa kuwii shanta iyo badhkii ina soo weeraray .

Anagu dadkaasi somalida ah ee dhintay odhanmayno waanu ku faraxsan nahay oo waa la laayey ee waxaanu leenahay waa la jabiyey gardaradii,baryahan waad arkayseen warbaahinta dadweynaha (social media) waxay ku hadlayeen tolaay reer hebalaay ee qaawan,maanta waxaad garanaysaa in dagaalka inagu wado somalia ciidamada ka sooqaybgalay oo ciidamadii imaaraadku u tabobareen ayaa ka soo qaybgalay waxaana ka soo qaybgalay kuwii maraykanku tabobarka siiyey ee bali doog leh oo hadda la hayaa maxaabiistoodii .

Taasi waxay ka makhraati kacaysaa indagaalkuku koobneyn majerteen oo kaliya ee oo marjeerteeniya ma laha awood ay somaliland ku soo doonata ee  waa dagaal somali weynwado oo dadan ,wax putland layidhaahdo oo adan saddexaad oo somalia ka soo dhex baxay ma jiree taasi naga joojiya ,hadaba waxaan leenahay wali nabadii ayaanu udiyaar nahay iyo daris wanaagii ,somalia wado hadaladeedii iyagaana anagoo udiyaar ah injabuuti la iskugu yimaado ,iyagaa mooshinkii keenay eeay lahaayeen maxay somalialnd heshiiska u galeen ee ay u noolyihiin ,kaasi ayaanu laalay hadana diyaar ayaa loo yahay inkastoo soomaali joogin oo dowlad soomaali ahi ka jirin ,madaama aanu jecelnahay guusha iyo horumarkahadana oo ixtiraamayna hadanaanagaa jecel in aanu dib u bilowno .

hadana waxaan sheegaynaa inamada aanu islagaranayno ee farmaajo iyo hebel hebelaan garanaayow maalmihii aad muqdisho ka talinayseen wey tirsan yihiin oo in yar ayaa idiin hadhay balan waxaan ku qaaday in aanay saddex sanno dhammeysan oo mar haddii aad bilowdeen waa hoosta ayey ka xariiqan tahay).

Advertisement

Ku Xayeysiiso