Qisadii Hogaamiyihii caadilka ahaa (Q1) – Rag iyo Dumar taariikhada raadeeyay (9)

 

Waa qiso kale oo ka mida qisooyinkii aan ugu tala galay bisha Ramadaanta. Waxa aan qisadan ku soo bandhigayn Hogaamiyo caadil ah oo muslimiinta u taliyay mudo yar laakiin cadaaladiisu ay isbadal muuqda ku soo kordhisay nolasha muslimiinta. Waa qiso u baahan in duruus laga barto.

Advertisement

Ku Xayeysiiso