Kulanka 2aad ee Cawayska Culimada waxa marti ku ah Dr.Faysal Maxamed Cali, guuddoomiyaha Jaamacadda Najaax Burco.

Arrimo dhawr ah oo xasaasi ah ayuu kulanka dhexdiisa ku caddaynayaa, Xuquuqda haweenka, gudniinka fircooniga ah, fikradaha Globalization, Cilmaaniyad Iwm.
Waxa uu ka wax odhana inta uu ka yaqaanno Sh. Dirir oo ay safarro wada galeen?
Muxuu ka korodhsaday buugga “Halgankii Hitler”?

Waxa uu ka warramayaa taariikho badan oo xiiso leh.

Advertisement

Ku Xayeysiiso