Bahrain oo sheegtay inaanu dhawayn xal u helida Khilaafka Dawladaha Gacanka Iyo Qadar


Wasiirka arrimaha dibadda ee Bahrain Sheekh Khalid bin Ahmed al-Khalifa ayaa sheegay in aysan jirin wax calaamad u ah khilaafka diblomaasiyadeed ee u dhaxeeya Qadar iyo dawladaha Gacanka in la xalilo, kuwaas oo xidhiidhka diblomaasiyadeed iyo ganacsi u jaray sanad ka hor Dalka Qadar.

“Xogta aan gacanta ku heyno ma muujineyso rajo xeeldheer xalka hadda, sababtoo ah arrinku uma dhaco si lama filaan ah,” ayuu wasiirku ku yidi war saxaafadeed maanta soo saaray.

Warqabadka ToggaHerer

Advertisement

Ku Xayeysiiso