Hadii Kursi Jacayl ku Hayo Miciin Habidin Dagaal Sokeeye W/Q : Buraale Jaamac

Maxaad Ka Taqaan Ka Mid Ah Xolodka
Ugu Weyn Ee Shidaya Xiisada Ka Taagan
deegaanka Tukaraq ee gobolka Sool iyo deegaamada hoosyimaada
Waa Shakhsi U Guntaday Sidii Uu Af Iyo Maalba Uu Dogobo U Sii Saari Lahaa Colaada ah Kaa Dhimay Iyo Kugu Dhimayga Ah Ee Dhex-taalay Mudooyinkii Ugu Dambeeyey dadka Wallaallaha Ah Ee
Ul Iyo Diirka Ah Ee Wada Dega deegaanadaa ay colaadu ka jirrto
Waa Shakhsi Far Dheeraatay U Noqday Inuu Ku Suntamo Xasaradii Ilaahay Fogeeyey Ee Uu Nacday.
Waa Nin Muunad U Noqday Inuu Ku Caanbaxo Inuu Dab Iyo Gaas Ku Qabto Halkii Uu Ka Dareemo In Ismaan Dhaaf Ka Jiro isagoo dantiisa gaarka ah hoos wada

Waxa Laga Yaabaa Hadiiba Lagu Weydiiyo Shakhsiga Noocaasi Ah Ee Aan Tilmaamay Dhaqankiisa Iyo Shakhsiyadiisa Oo Lagu Yidhaahdo Ka Soo Dhex-saar Bulshada Somaliyeed Aanad Ka Labalabayneyn ee Uu Yahay ka Maankaaga Ku Soo Dhacay Oo Ay Maskaxdaadu Sawiranayso Inuu Yahay Cabdiwali Gaas. Madqxwaynaha Putland
HADABA
Madaxwaynaha Putland Cabdiwali Gaas Waa Shakhsi Aan Lahayn Aqoon Diimeed hadiiba anad lahayn aqoon diimeed ma sheegayso aqoon kale oo aad leedahay Waana Ta Sababtay Inuu Noqdo mid Ku Shaqaysta Hab Qabiilaysan Oo Af-dhabaandhab Iyo Tolo’ay Ah iyo waliba daadinta dhiiga umada Islamka ah
#GABOGABO
Hadiiba maanta uu cabdiwali Gaas uu doonayo inuu mar kale ku fadhiisto kusrisaga madaxwayne ee putland maaha inuu qori daba ka dhex shido dadka walaaha ee wada dagan deegaanada ay dadka walaaha ahi wada dagan yahii si mudo karodin uu u helo oo uu kursiga madaxwayne kusii fadhiyo

Aniga Oo Aan Ku Dheeraanayn Siyaasada Madow ee Cabdiwali Gaas oo Boog Ku Ah Bulshada Somaliyeed Gaar Ahaan Beelaha Wallaallaha Ee Wada Dega Gobolada uu dagaalku ka socdo dadagaalku waa kugu dhimay kaa dhimay oo dagaal wiil kuma dhashee wiil baa ku dhintee
Madaxwayne kursiga si kale u raadso oo dad walaalo ha iska horkeenin colaaada aad hurinaysana maaha mid aakhrio iyo aduunba wax ku taraysee

W/Q: BURAALE JAMA ESSA

Advertisement

Ku Xayeysiiso