Daawo :Jaaliyadda Somalialnd Ee Swizerland Oo Deeq Raashin Ah Gaadhsiiyay Barakacayaasha Degmada Balli-Mataan + Sawiro

Deeqdan ayaa waxaa ku soo tabarucay Jaaliyadda Somaliland Ee Swizerland, iyadoo ay gacan-saaro leeyihiin hay’adda Hadiya Medical Swiss .

Jaaliyaddan oo uu madax ka yahay Xasan Caydiid Cabdi, Una soo wakiishay Maanta gaadhsiinta Deeqdaasi Wakiilka Somaliland Ee Jaaliyaddaasi Muxumed Maxamed Jaamac  (MMJ)

 

Hoos Ka Daawo Muuqaalka .

 

 

 

Advertisement

Ku Xayeysiiso