Daawo: ” Waxaa jira Wiil Qoyskoodii Madhay Hadii uu Qoyskiisii waayey Qarankiisii muu waayin wuu na raacayaa wiilna si dhakhso ah ayaan u doonayaa” Muuse Biixi oo kafaalo qaaday wiilkii yaraa

“Waxa jira qoys dhawr iyo toban qof ahaa oo wiil yari ka hadhay, wiilkaasna waanu doonaynaa, haddii reerkoodii baxayna qarankiisii baa jooga, xilkuna qaranka ayuu saaran yahay, markaa wiilkaasi inuu na raaco ayaanu doonaynaa,” Madaxweyne Muuse Biixi

Advertisement

Ku Xayeysiiso