Daaawo: Waftigii Madaxweynaha oo Magaalada Gargaara Tagay Lana Kulamay dadkii ay masiibadu haleeshay

Magaalada GARGAARA ayaanu hadda joognaa. Waa meesha uu duufaanku dadka uuhu badan ku laayay. 21 qof ayaa ku dhintay inta la ogyahay, tiro dad ahna illaa hadda waa la la’yahay. Madaxweynaha iyo hawlwadeenada la socdaaba way tacsiyeeyeen dadkii ehelkoodu ku dhintay. Gargarkii uu socdaa, waxna way aoo gaadheen waxna shexda ayay ku soo jiraan

Advertisement

Ku Xayeysiiso