Daawo-Dadweynaha Koonfurta Magaalada Hargeysa Ayaa Cabasho Ku Muujiyey Biyo Yaraan Haysata,fariina U Diray ….

(Toggaherer)-Dadweynaha Koonfurta Magaalada Hargeysa Ayaa Cabasho Ku Muujiyey Biyo Yaraan Haysata,fariina U Diray ….

Qaar ka Mid ah dadweynaha ku nool koonfurta magaalada hargeysa oo u waramaayey shabakadani Toggaherer ayaa cabasho xoogan ka muujiyey Biyo yaraan soo food saartay.

Halka sidoo kalena ay xaafadaasi Isha Boorame ay ka socoto dhismaha kaydka Biyaha oo ay xukuumadu ka hirgalinayso koonfurta Magaalada Hargeysa …

Advertisement

Ku Xayeysiiso