Daawo- Anigoo Ah Muwaadin Reer Somaliland Ah Magacayguna Yahay Mowliid Cumar Waxaan Ka Cabanayaa Maareeyaha Wakaalada Biyaha Hargeysa ,Waxaanu fariin U Diray

(Toggaherer)– Anigoo Ah Muwaadin Reer Somaliland Ah Magacayguna Yahay Mowliid Cumar Waxaan Ka cabanayaa Maareeyaha Wakaalada Biyaha Hargeysa Oo Xiyaraad IGa Saaray Taangi Aan Biyaha ku Iibin Jiray Oo Aan Yaryarkayga Aan Ka Biilin Jiray..

Muwaadin mowliid cumar oo u waramaayey shabakadani Toggaherer ayaa cabasho xoogan ka muujiyey maareeyaha wakaalada biyaha magaalada hargeysa oo uu sheegay muwaadinku in uu xayiraad ku soo rogay taangi biyood uu carruurtiisa uu ka biilin jiray ..

Daawo:

Advertisement

Ku Xayeysiiso