War Deg Deg ah Dagaal Saaka ka Qarxay Deegaanka Tukaraq

Dagaal Culus ayaa ka qarxay Saaka Deeganka Tukaraq ee Gobolka Sool.
Dagaalkan ayaa waxa Ciidamada Qaranka Jamhuuriyadda Somaliland ku soo qaaday maleeshiyaadka Puntland oo maalmahan abaabul Dagaal ku jiray.

Dagaalkan ayaan Wali laga hayn wax faahfaahin ah se wararka hordhaca ee aanu helayno ayaa sheegaya inuu jiro khasaare ka dhashay waxaana dhaawacyo la gaadhsiiyey Magaalooyinka Garoowe iyo Laascaanood.

Somaliland ayaa iyadu xaqiijisay Dagaalka halka Puntland ayna ka hadal.

wixii ka soo kordha kala soco Shabakadda ToggaHerer.

Advertisement

Ku Xayeysiiso