Madaxweyne Biixi Oo sheegay in ay soo Weerareen Jamhuuriyadda Somaliland Maamulka Federal-ka Somalia ayna jabiyeen kuwii weerarka ahaa

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Ayaa Hadda Sheegay in Maamulka Federl-ka Somalia soo weeraray Jamhuuriyadda Somaliland.

Madaxweynaha Ayaa sheegay in Ciidamada qaranka Jamhuuriyadda Somaliland Jabiyeen kuwii weerarka Soo Qaaday hub badana ay ka Qabsadeen.

Warqabadka ToggaHerer

Advertisement

Ku Xayeysiiso