Gudoomiyaha Baanka Dhexe Ee Somaliland Ayaa Hor Yimid Mudanayaasha Guddida Dhaqaalaha Ee Golahaasi Wakiilada Somaliland.

(Toggaherer)-Gudoomiyaha Baanka dhexe Ee Somaliland Ayaa Hor Yimid Mudanayaasha Guddida Dhaqaalaha Ee Golahaasi Wakiilada Somaliland…

kulan labo geesood ah ayaa waxaa xarunta Baarlamaanka Somaliland waxaa ku yeeshay Mudanayaasha Guudida dhaqaalaha Ee golaha wakiilada Iyo Gudoomiyaha Baanka dhexe ee Cali Ibraahin Jaamac(Baqdaadi)-

Halkani Ka Dhagayso Qodob wareedkaaso Oo kooban:

 

Advertisement

Ku Xayeysiiso