“Nimankaa Reer Talyaaniga Ah Ha loogu Dhaarto Somaliland  In Ay Ka Mid Tahay Shantii Somaaliyeed Oo aanay Aahayn Shantii Soomaaliyeed Oo La Isku Keenaayo”Xil  Maxamuud Maxamuud Yaasiin (Dheeg).

(Toggaherer-Wareysi-“Nimankaa Reer Talyaaniga Ah Ha loogu Dhaarto Somaliland  In Ay Ka Mid Tahay Shantii Somaaliyeed Oo aanay Aahayn Shantii Soomaaliyeed Oo La Isku Keenaayo”Xil  Maxamuud Maxamuud Yaasiin (Dheeg).

Xildhibaan Maxamuud Maxamed Yaasiin (Dheeg)-Oo Wareysi faahfaahsan siiyey shabakadani Toggaherer ayaa si faahfaahsan uga waramay Midowgii Somlie weyn Ee aynu ku hongownay ,waxaanu xildhibaanku Somalia dowled deeganka itoobiya uu ka dalbaday in ay runta u sheegaan masuuliyiinta xamar fadhida Oo ku riyoonaya israac dambe,halka uu sidoo kalena mudanu masuuliyiinta dalka jabuuti uu ka dalbaday …

Daawo-Wareysigaasi:

Advertisement

Ku Xayeysiiso