Daawo- Mudanayaasha Golaha Guurtida Somaliland Ayaa Ansixiyey Xeerka Tamarta Iyo Korontada Ee Dalka.

(Toggaherer)- Mudanayaasha Golaha Guurtida Somaliland Ayaa Ansixiyey Xeerka Tamarta Iyo Korontada Ee Dalka,Oo Hore UGa Soo Gudbay Mudanayaasha Golaha Wakiilada Somaliland..

fadhigii maanta Ee Golaha Guurtida Somaliland Oo Uu shirgudoominaayey Gudoomiyaha Golahaasi Md-Saleeban Maxamuud Aadan Aaya Mudanayaasha Golahaasi waxay Meelmariyeen Xeerka Tamarta Iyo korontada wadanka Oo Hore Uga Soo Gudbay Mudanayaasha Golahaasi wakiilada somaliland .

Mudanayaasha  Golahaasi Guurtida Somaliland ayaa talo ahaan ku soo jeedinaayey in xeerkaasi sidiisa lagu ansixiyo iyo in Guddida shuruucda loo gudbiyo ,iyadoo Gudoomiyaha Golahaasi guurtidu kala dooran siiyey mudanayaasha golahaasi labadaasi soo jeedinood ,waana kan Gudoomiyaha oo ku dhawaaqaya natiijada ay ku meelmariyeen mudanayaasha golahaasi.

Daawo:

Advertisement

Ku Xayeysiiso