Bill Gates Oo Diiday In uu Noqdo Lataliyaha Sayniska ee Trump


Bill Gates, oo ah aasaasihii Microsoft ayaa diidey dalabkii madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ee lataliyaha sayniska Aqalka Cad.

Wareysi uu la yeeshay Statnews, Gates wuxuu sheegay in isaga iyo Donald Trump ay ka wada hadleen horumarinta iyo soo saarista tallaal dhamaystiran oo ka dhan ah hargabka iyo qorshayaasha oo ugu deeqaya $ 12 milyan mashruuca.

Gates wuxuu sheegay in madaxweynuhu muujiyay xiisaha weyn ee fikradda waxana uu ugu yeedhay madaxa Madaxa-bannaan ee Maareeynta Cunnada iyo Daawooyinka, Scott Gottlieb, wuxuuna waydiiyay suurtagalnimada in uu soo saaro tallaal noocan oo kale ah.

Waxaanu Sheegay in Trump u soo jeediyey La Taliyihiisa Dinaca Sayniska Waxanu yidhi “Ma doonaysa in aad buuxiso booskan,” Gates ayaa u jawaabay, “Taasi ma ahan sida ugu fiican waqtigeyga.”

Warqabadka ToggaHerer

Advertisement

Ku Xayeysiiso