Sucuudiga oo Sheegtay dilka tiro ka mid ah hogaamiyeyaasha Houth weerar ay ka gaysteen isbahaysigu Magaalada Sanca

Ilo Saudi ayaa sheegay in ciidamada Isbahaysigu weerar cirka ah ku qaadeen magaalada Sanca ayna ku beegsadeen dhismaha Yemen ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha ee Ansaru Laahi ee al-Huthi , laguna dilay tiro ka mid ah hogaamiyayaasha kooxda

Wararka ayaa sheegay in Saudi Arabia ku bartilmaansadeen weerarka lala beegsaday shir u socda tiro ka mid ah madaxda Xuutiga ay kaga arrinsanayeen qabanqaabada aaska Madaxweynaha Golaha Sare siyaasadeed waxa loogu yeedho, Saleh Alsmad, oo lagu dilay weerar ay isbahaysigu ay qaadeen todobaadkii la soo dhaafay.

Saudi Arabia ayaa hoggaaminaya isbahaysiga dagaalka kula jira Houthis Yemen tan iyo bishii Maarso 2015.

Warqabadka ToggaHerer

Advertisement

Ku Xayeysiiso