Daawo: Taliyaha Laanta Socdaalka iyo Jinsiyadaha Somaliya Md Koofi Oo Maanta Booqasho Ku tagay Xuduuda Jabuuti iyo Somaliland ee Lawyacado

Daawo: Taliyaha Laanta Socdaalka iyo Jinsiyadaha Somaliya Maxamed Aaden Jimcaale (Koofi) uu ay wehelayaan saraashda Laanta Socdaalka ee Dalka Jabuuti  Oo Maanta Booqasho Ku tagay Xuduuda Jabuuti iyo Somaliland ee Lawyacado.

Imaanshahan Taliyaha ayaa timid kadib markii uu socdaal uu ku yimid dalka Jabuuti ee Waynu Walaalaha nahay Taas oo Sida la sheega laga wada hadlaayey Arimaha Socdaalka Dadka Somalida ah .

Xukuumada Somaliland ayaan ilaa hada Ka hadal arintasi Sidoo kalena Xukuumada Jabuuti Ayaa iyana u eeg mid xoojinaysa In Somaliland ka. mid tahay Somalia.

 

 

Advertisement

Ku Xayeysiiso