Daawo: Boqor Buurmadaw Oo Hadeer la Xukumay Laguna xukumay Shan sano oo xadhig ah oo Bilaa damaanad ah

Maxkamadda gobolka Maroodi-jeex ayaa 5 sanno oo xadhig ah ku xukuntay Boqor Cismaan Aw-Maxamuud Buur-madow.

Boqorka oo horre loogu sii daayay damiin ayaa maanta xabsiga dib loogu taxaabay…..

Wixii Warar ah ee Ka Soo Kordha Kala Soc Togaherer.com

Advertisement

Ku Xayeysiiso