Lieberman Wasiirka Gaashandhiga Yuhuuda oo ugu Baaqay Ciyaaryahan Maxamed Salah inuu ka mid noqdo ciidamada Israel


Wasiirka gaashaandhigga Yuhuuda Avigdor Lieberman ayaa ugu baaqay Gool dhaliyaha Liverpool, Mohamed Salah, inuu ka mid noqdo ciidamada Israel.

“Waxaan rabaa in Mohammed Salah uu saxiixo Ciidamada joogtada ah ee ciidamada Israel,” ayuu Lieberman ku sheegay bogiisa twitterka ka dib markii uu dhamaaday kulankii Liverpool iyo Roma.

Warqabadka ToggaHerer

Advertisement

Ku Xayeysiiso