Daawo-Guurtida Oo Cod Gacan Taag Ah Ku Ansixisay Xeerka Waxbarshada Qaranka Somaliland

(Toggaherer)-Guurtida Oo Cod Gacan Taag Ah Ku Ansixisay Xeerka Waxbarshada Qaranka Somaliland.

Mudanayaasha Aqalka Golaha Guurtida Somaliland ayaa waxay cod gacan taag ah ku meelmariyeen xeerkii waxbarshada qaranka somaliland.

Daawo:Gudoomiyaha Guurtida Soamliland oo ku dhawaaqaaya natiijada ay ku meelmariyeen xeerkaasi:

 

Advertisement

Ku Xayeysiiso