Daawo-Gudoomiyaha Gudida Deegaanka Iyo Khayraadka Dabiiciga Ee Golaha Wakiilada ayaa ka warbixiyey Xeerkii Tamarta Oo Golahaasi Wakiilada la Horkeenay.

(Toggaherer)-Gudoomiyaha Gudida Deegaanka Iyo Khayraadka Dabiiciga Ee Golaha Wakiilada ayaa ka warbixiyey Xeerkii Tamarta Oo Golahaasi Wakiilada la Horkeenay…

Gudoomiyaha Guddida khayraadka dabiiciga ee Golahaasi wakiilada somaliland Xildhibaan Siciid Warsame ayaa mudanayaasha Golahaasi faahfaahin ka siiyey ahmiyada uu qaranka somaliland u leeyahay xeerta Tamarta dalku.

Daawo:

 

Advertisement

Ku Xayeysiiso