Ina lilaahi waa ina Ilaahi raacun    Waxa tacsi u dirayaa qoyska reer Hassan cige Ahmed,  geeridii ku timi Hassan Cige Ahmed

 Ina lilaahi waa ina Ilaahi raacun 

 

Waxa tacsi u dirayaa qoyska reer Hassan cige Ahmed,  geeridii ku timi Hassan Cige Ahmed.

Marxuumka Hasaan Cige Ilaahay janatul firduse ha ka waraabiyo. qoyska uu ka baxay,ehelka,qaraabada iyo saaxiibada 

sabir iyo iimaan Ilaahay  ha ka siiyo. Aamin  Aamin  Aamin.

 

 

            Norway

   Ismail Ali ahmed 

 

Advertisement

Ku Xayeysiiso