Ogeysiis dadwaynaha  dagan wadanka   UK magaalada London & nawaaxigeeda  in  la qaban doono Xaflad Dugsiga Maxamuud Axmed Cali Hargeysa

OGAYSIIS OGAYSIIS OGAYSIIS. DHamaan waxa la ogaysiinayaa  dadwaynaha  dagan wadanka   UK magaalada London & nawaaxigeeda  in  la qaban doono Xaflad balaadhan oo qaadhaan ururin ah dib u dhiska & dib u habaynta Iskuulka Maxamuud Ahmed Cali oo ku yaala Caasimad Jamuuhriyada Soonaaliland magaalada Hargaysa. Markaa waxaan is sharaf & maamuusleh idiinka codsanynaa in aad si mug  & milgo leh noogala soo qayb gashaan habeenka sabtida 14.04.18  wakhtiga UK 19.00 hadii allah awooda lihi ogolaado. goobtana waxa iman doona bahda fanka oo ka qayb qaadan doona xafladaas qaadhaan ururinta. Tikidhkuna waa  £10 oo kaliya. Wixii faahfaahin dheeraad ah waxaad kala xidhiidhi kartaan gudida qaban qaabada xafalada. Goobta Xaflad ka dhacaysaana waa  galbeedka London. The address Lounge Royale 1 Chignell place West Ealing W13 0TJ. Deeqa Bootaan  :07727406307 Xusen Askar : 07913347735 Asma Jaamac : 07803513322 Mushtaaq  Ahmed: 07507130870 Sahra Ducaale; 07575819151. Mubaarak O.Ibrahim:07449337445.

Mustafa Ismail (kanadi)

Advertisement

Ku Xayeysiiso