Daawo-Shirgudoonka Aqlka Golaha Wakiilada Somaliland Ayaa Mudanayaasha Golahaasi ku Wargaliyey In Golahaasi Ay Imanayaan Masuuliyiintii Ku Soo Saxeexday Heshiiska Dp-World-ka Dalka Isku Taga Imaaraadka Carabta Ee ABuu Dabay.

(Toggaherer)-Shirgudoonka Aqlka Golaha Wakiilada Somaliland Ayaa Mudanayaasha Golahaasi ku Wargaliyey In Golahaasi Ay Imanayaan Masuuliyiintii Ku Soo Saxeexday Heshiiska Dp-World-ka Dalka Isku Taga Imaaraadka Carabta Ee ABuu Dabay.


Fadhigii maanta Ee Golaha wakiilada Somaliland Oo Uu shirgudoominaayey Gudoomiyaha Golaha wakiilada somaliland Md- Baashe Maxamed faarax ayaa mudanayaasha Golahaasi waxaa uu ku wargaliyey in golahaasi ay ku soo food leeyihiin oo ay imanayaan masuuliyiintii Soo Saxeexday Heshiiska maalgashiga dekeda Berbera,iyagoo la filaayo in mudanayaasha golahaasi ay warbixin ka siin doonan midho dlak heshiiskaa ay galainka ku soo duugeen.
Geesta kalena mudanayaasha golahaasi wakiilada somaliland waxaa loo qaybiyey Ajandahooda kalfadhiga 36naad oo ay ku howlgali doonaan .


iyadoo kalfadhigan uu ka howlbadnaan doono kana muhiimsanaan doono kalfadhiyadii hore
Ee Golaaasi Meelmariyaan iyadoo ay ku jiri doonto shuruuucda maalgashiga Dekeda Berbera oo hore mudanayaasha golahaasi wakiiladu hore meelmariyeen.

Halkani Hoose Guji Oo Dhagayso Gudoomiyaha Golaha  Wakiilada Somaliland Oo Ka Hadlaya Arrinta Dp-world-ka

Advertisement

Ku Xayeysiiso