Somaliland ama waqooyigu waa dad dul ahaan wanaag badan oo caqli badan,Isla markaana isku duubban oo wax isku hura

Somaliland ama waqooyigu waa dad dul ahaan wanaag badan oo caqli badan,Isla markaana isku duubban oo wax isku hura.

Waa dad ka Samaan Ka sammaan kuwada dhaqnaa oo xoolo dhaqato u badnaa,  iyo beeralay  iyo dhul daaqsiina ku shuraakoobay.

Waa dad niyad wanaagsanaa   iyago ka fiirsan koonfur aaday Markii  danbana calaacalay inkasto ay  barigaa waalnaayeen.

Waana dhulkii ay cusmaaniyadu zoo gaadhay, ayaamihii ay  zaylac iyo berberi ay shidnaayeen.

Waa halkii ugu horeysay  taleex ee laga abaabulay kacdoonkii wadaniyiintu hor kacayeen ayaamihii ay halkanka qadhaadh kaga  hor jeedeen gummeystihii cadaa ,waa ayaamihii daraawiishtu  gudanaysay waajibaadka dalka.

Waa kuwii sagaashanadii dib ula zoo noqday madaxbanaadii burcana kaga dhawaaqayay gooni u goosadkii, iyagoona tix raacayay gobonomadii luntay.

Waa kuwii dooranayay siyaasigii cabdaraxmaan ture,isna uu  laba sanno hayay in kastoo jabhadii lafteedu ka hor timid,haddana waa kii si dumuqraadiyada ugu wareejiyay ruug caddaagii weynaaee  cigaal

Waa kii hawl culus qabtay,dadkii hubka ka dhigayay lacagtii samaynayay, dawladnimadii hirgalinayay dhanka wanaagsan u kicinayay isagoona noqonay shimbir malab zida oo uu eebbe usoo diray dalkan .

Waatii alla oofsanayay oo uu rayaale ka danbaynayay silaanyo ku xigayay inkasto silaanyo qabyaalad uu kaga tagay dalka sixir barar abuurayay iyo wixii LA mida haddadana waxa haysta muse.

Somaliland waxa daggan dadyow Kala duwan oo isaaq ugu badanyahay,samaron,harti madigaan oo ansaar loo yiqaano faqashiino gabooye iyo kuwa kale.

Somaliland waan hubbaa haddii dadkeega LA isku wado in ay noqon doonto jamhuuriyadd Malaysia oo Kala ah .taasna waxay ku xidhantahay sida loo fahmo salaam
Hamse riiraash

Advertisement

Ku Xayeysiiso