BlackBerry oo ku Soo Noqonaysa suuqyada Telefoonada kuna soo Gelaysa telefoon cusub!!!


Shirkadda caanka ah ee BlackBerry ayaa go’aansatay inay ku soo noqoto suuqa xorta ah iyagoo bixinaya telefoono kala duwan oo aan u egayn telefoonadooda caadiga ah.

Telefoonku waxa uu hoos tagayaa magaca “UNI”, kaas oo ku iman doona qaabka taleefannada “Slider”, oo ka kooban laba qaybood oo midba kan kale ka riixaya.

Si ka duwan talefoonada caadiga ah, qalabkani wuxuu yeelan doonaa keyboard QWERTY iyo kamarad heer sare ah oo leh qaabka tooska ah ee zoom iyo hab sugnaashaha sawirka oo otumaatic ah .

Warqabadka ToggaHerer

Advertisement

Ku Xayeysiiso