Break news/Daawo: Raisal Wasaarihii Ethiopia Oo Hadeer Is casilay .. Maxaa Sabab u ah is casilaada Raisal Wasaare Hailemariam Desalegn

Break news: Raisal Wasaarihii Ethiopia Oo Hadeer Is casilay .. Maxaa Sabab u ah is casilaada Raisal Wasaare Hailemariam Desalegn

Warbaahinta dowladda Itoobiya ayaa sheegtay in rai’sul wasaaraha dalka uu gudbiyay iscasilaadiisa.

bbc

Hailemariam Desalegn ayaa sidoo kale la sheegay in uu iska casilay gudoomiyanimadii xisbiga haya talada dalkaasi ee People’s Revolutionary Democratic Front.

Ilaa iyo haatan lama sheegin sababta ka dambaysa is casilaadiisa.

Xisbiga haya taladda dalka Itoobiya ayaa ku kala qaybsamay qaabka loo wajahayo dibadbaxyada socda.

 

Advertisement

Ku Xayeysiiso