Hambalyo Meher Wecan Boqor Yaxye Abiib Gudhane Iyo Boqoradda Hodan Omar Dahir

Hambalyo Meher Wecan Boqor Yaxye Abiib Gudhane Iyo Boqoradda Hodan Omar Dahir

 

Aabo Abiib Jamac Aw Cabdi iyo Hooyo Sahra Ali Libaax iyo Dhamaan Reer Abiib Jamac Gudhane Waxay Hambalyo iyo Bogaadin u Dirayaan Mr. Yaxye Abib Gudhane Iyo Hodan Omar Dahir oo Meher-koodu Ka Dhacay Magaladda Hargeisa.

 

Waxa Hambalyo Taas La mid Ah Diraaya Dhamaan Reer Jamac Gudhane Iyo Reer Koosar Maxamed Waxaanu Ugu Ducaynayna Ducadii Rasuulka scw

 

بارك الله لكما وبارك عليكما وجمع بينكما في خير

 

Guule Lagama Waayee Gobonimo Ku Aqal Gala

 

**************************************************

 

 

 

 

Advertisement

Ku Xayeysiiso