Wareysi Xiiso Leh-shirweynihii Burco Lagu Qabtay waxaanu fadhinay Bil Iyo Labaatan Cisho ..

(Toggaherer)-Wareysi Xiiso Leh-shirweynihii Burco Lagu Qabtay waxaanu fadhinay Bil Iyo Labaatan Cisho ..

-Xildhibaan Cabdiraxmaan Cisman (Shaadh) Oo ka tirsan Mudanayaasha aqalka Golahaasi Guurtida Somaliland ayaa nooga warbixiyey Shirweynayaashaasi is xigxigay iyo qaabkii Nabadeynta wadanka Somaliland seeska Loogu dhigaayeyba,Iyo maanta Oo Aynu Beesha caalmak ka higsanayno Ictiraaf Buuxa in aynu ka helno.

Daawo- Wareysigaasi Oo faahfaahsan ,waxaan wareysigani qaaday Mr(Ayuubi).

Advertisement

Ku Xayeysiiso