Tacsi: Anaga oo Ku Hadlayna Magaca Maamulka iyo Ka Dhamaan Shaqalaha Shabakada Togaherer Waxaan Tacsi U diraynaa Eheladii Marxuun Muxumed Faarax Mire Oo Maanta ku Geeriyooday Hargaysa

Anaga oo Ah Hormoodka Golaha Tafatirka Warbaahinta Togaherer Anaga oo Ku Hadlaayna Magacayaga iyo Hawlwadeenada Warbaahinta Togaherer Waxanu Tacsi Tiiraanyo leh u dirayaa Eheladii, Qaraabadii iyo Asxaabtii iyo Dhamaan Qaranka Dadka Afka Somaliga ku hadla Ee uu Ka Geeriyooday Alleh ha u naxariistee Marxuun Muxumed Faarax Mire Oo Maanta ku Geeriyooday Magaalada Hargaysa.


Dhamaan Waxaanu ka tacsiyeynayaa Eheladiisii, Aqaariibtii Iyo Caruurtuu ka tagay Marxuum Muxumed Faarax Mire. Waxaan Si Gaara uga tacsiyeynayaa Mahad Muxumed Faarax Oo Uu Dhalay Marxuumku, kana mid ah Maamulka Shirkada Telesom. Waxaan leeyahay Samir iyo Iimaan Alleh ha idinaga Wada Siiyo Marxuumka Sidoo kale Waxaan Allaheena wayn Uga Baryeynaa in uu Naxariistii Jano Ka Waraabiyo Marxuunka Dambigisana alleh uu dhaafo.

Marxuun Muxumed Faarax MireĀ  Waxa uu ahaa Mid ka mid ah Odayaasha Gobolka Maroodi jeex Kuwooda ugu Halka Adkaa sidoo kalena lagu Xasuusto Odaynimo Nabadayn.

Amiin Amiin Amiin Amiin
“INAA LILAAHI WA INAA ILAYHI RAAJICUUN”

“KULLU NAFSUL DAAIQATUL MAWT

Warqabadka Togaherer
Oslo/Norway.

Advertisement

Ku Xayeysiiso