Tacsi Tiiraanyo Leh‏ Marxuun Xasan Axmed Xuseen ku Geeriyooday Magaaladda Sheffield..

Tacsi Tiiraanyo Leh‏ Marxuun Xasan Axmed Xuseen ku Geeriyooday Magaaladda Sheffield..

Dhamaan Eheladda Iyo Qaraabada Marxuun Xasan Axmed Xuseen , Anagoo ka tiraanyeysan geeridaasi Naxdinta leh waxaan tacsi u diraynaa Qoyska Marxuunka gaar ahaana Marxuunka Xaaskiisii Maryan Siciid Axmed iyo Caruurtiisa Ilma Xasan Axmed (Muna, Mursal, Cabdi-Xaakin Iyo Hafsa oo jooga Sheffield UK, oo dhamaantood aanu ka tacsideynayno Marxuunkaasi , Marxuun Xasan Axmed Xuseen oo ku geeriyootay Magaaladda Sheifeld UK, Caawa Salaasa ah 21: 00 P.m ,06-02-17.

Dhamaan ehelada iyo qaraabada hoos ku xusan, iyagoo ka tiraanyeysan geeridaasi timi , waxay tacsi u dirayaan dhamaan Qoyska Marxuun , Xasan Axmed Xuseen Gaar ahaan, Xaaskiisa iyo Caruurtiisa oo degan Sheifeld UK oo aanu ka tacsideynayno Marxuunkaasi oo ku geeriyooday Sheifeld caawa 06/02/17 . waxaanu leenahay Illaahay samir & iimaan ha idinka siiyo , marxuunkana waxaanu Eebe uga baryaynaa inuu janadii fardawsa ka waraabiyo.aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin.

1- Xasan Cabdilaahi Mataan .

2-Cabdikarin Axmed Cabdi.

3- Maxamed Siciid Ducaale.

4-Siciid xasan Jaamac.

5-Axmed Xasan jamac.

6- Xuseen Maxavmed cali.

7- Keyse maxamed cali.

8. Ayaanle Xasan Jamac.

9. cali Axmed Cabdi.

10.cabdiqadir Cabdilahi Mataan.

11.Maxamed cabdilaahi jabali.

12.Maryan Antony iyo caruurteedda.

13.Bashiir Rooble Meykal.

Aniga oo ah Adan Yusuf Elmi Marxuunka waxaan ILLAHAY uga baryanaa dambi dhaaf iyo inuu ku manaysto janadiisa fardowsa,

Dhammaanteena uu samir iyo iimaan inaga siiyo.Aamiin. amiiiiiiiiiiiiiiiiin, amiiiiiiiiiiiiiiiiiiin.

Adan Yusuf Elmi , B,ham/UK.

Advertisement

Ku Xayeysiiso