Daawo-Guddida Arrimaha Bulshada Ee Golaha Wakiilada Somaliland Ayaa Maayirka Caasimada Somaliland Waxay Wax Ka waydiiyeen Cabasho ka Taagnayd Suuqa Gobanimo

(Toggaherer)-Guddida Arrimaha Bulshada Ee Golaha Wakiilada Somaliland Ayaa Maayirka Caasimada Somaliland Waxay Wax Ka waydiiyeen Cabasho ka Taagnayd Suuqa Gobanimo.

Mudanayaasha Guddida Arrimaha Bulshada Ee Golahaasi wakiilada somaliland ayaa maanta waxay kulan xogwareysi ah la yeesheen Maayirka caasimada somaliland C/raxmaan Maxamuud cayddid (Soltelco),waxaanay wax ka waydiiyeen cabasho ka taagnayd suuqa gobanimo ee magalada hargeysa.

Arrintaasi oo uu maayirka caasimadu jawaab ka siiyey mudanayaasha guddida Arrimaha Bulshada ee Golahaasi wakiilada,waana kan maayirka oo arrintaasi ka hadlaaya:

Daawo:

Daawo:

Advertisement

Ku Xayeysiiso