Laba qof ayaa lagu dilay weerar Duqeyn lagu qaaday kaniisad ku taal xaafada Bab Touma ee Dimishiq

Laba qof ayaa lagu dilay, dad kalena way ku dhaawacmeen duqeyn ka dhacday degaanka Bab Touma ee magaalada caasimada ah ee Dimishiq taas oo lagu weeraray kaniisad halkaas oo ay ku sugnaayeen “koox Ruush” oo qaybinaayay gargaar bani’aadanimo sida ay sheegeen.

Axaddii ayaa wafdi diimeed ka kooban wakiillo ka kala socda kooxo diimeedyo kala duwan ayaa yimid Suuriya iyaga oo sida gargaar bani’aadamnimo oo ay sheegeen in ay u qaybinayaan dadka Suuriya , wafdiga Ruushka waxa la socday kooxo culumada diinta Suuriya waxayna qaybinayeen sida la sheegay gargaar lagu soo ururiyey Ruushka.

Warqabadka ToggaHerer

Advertisement

Ku Xayeysiiso