Daawo Wareysi:- Gudoomiye Ku Xigeenka Ciyaaraha fudud Somaliland Axmed (Juujuule) oo faahfaahin ka Bixiyey tartano dhanka Orodka Ah Oo Ay Dhalinyada adanka Ku Dhiirigalinyaan.

(Toggaherer) Gudoomiye Ku Xigeenka Xidhiidhka Ciyaaraha Fudud Ee Somaliland Axmed Koosaar Xuseen (Juujuule)- Ayaa Daboolka Ka Qaaday  In Ay Gacanta Ku Hayaan Tartano Dhanka Orodka Ah Oo Ay Ku Dhiirigalinayaan Da`Yarta Wadanka .

Dhinaca Kaelan Gudoomiye Ku Xigeenka Xidhiidhka Ciyaaraha Fudud Ee Somaliland Axmed Abokor Xuseen Ayaa Waxa U Siqotodheer Uu Uga Waramay In Ay Ku Howlan Yihiin In Coyaartoyda Dalka Ay Tartano Uga Raadinayaan Dadalka Aynu Jaarka Nahay Sida Jabuuti Iyo Itoobiya Si Dhalinyaradaasi Ay Ugu Soo Ciyaaraan Magaca Qarankeena Somalialnd ,Guulo Wax Ku Ool Ahna Ka Soo Hoyn Doonaan.

Wareysigaasi Oo Faahfaahsan Halkani Ka Daawo:

 

 

 

Advertisement

Ku Xayeysiiso