Daawo Wareysi:- Wado Hadalada Somaliland Iyo Somalia U Dhaxeeya Way Soo Jiitameen,Waxaanad Moodaa In Somalia Ay Ka Baxday Qodobo Badan-Gudoomiyaha Golaha Dhexe Ee Xisbiga Cadaalada Iyo Daryeelka Ucid-Maxamed Cali Muuse

Hargeysa(Toggaherer)-Gudoomiyaha Golaha Dhexe Ee Xisbiga Cadaalada Iyo Daryeelka Ucid Siyaasi-Maxamed Cali Muuse Oo Maanta Warsi Khaas Ah Ku Siinaayey Shabakadani Toggaherer Ayaa Faahfaahin Dheer Ka Bixiyey Wado Hadalada Labada Dowladood Ee Somaliland Iyo Somalia, Khilafkii Ka Dhashay Ciyaaryahanada Wasaarada Maaliyada  Somaliland Magaceeda Ku Ciyaara ,Tayeynta Ciyaaraha Wadanka.

 

Halka Uu Sidee Kalena Uu Gudoomiyaha Golaha Dhexe Ee Xisbiga Ucid Uu Taageerayaasha Xisbigaasi Uu Fariin Wargalin Ah Warbaahinta U Mariyey,Wareysigaasi Oo Faahfaahsan Halkani Kaga Boggo-Wareysi Qaade Mr-(Ayuubi)

Daawo Wareysigaasi Oo Dhamaystiran:

 

 

 

Advertisement

Ku Xayeysiiso