Tacsi geeridii ku timi safiir sare Yusuf Jaamac Buraal

Waxa aan tacsi duraya qoyskii, ehelkii, qaraabadii, saaxiibadii iyo guudahaan reer Somaliland geeridii ku timi safiir sare Yusuf Jaamac Buraal oo dhawaan ku geeriyoday magaaladda Addis Abeba ee dalka Ethiopia. Ilaahay ha u naxariisto qabriga ha u nuuro albaabada janatul firduse ha u furo. qoyskii, qaraabadii,ehelkii, saaxiibadii iyo dhammaanten Ilaahay iyo samir iyo iiman saadiq ah siiyo.

Ismail Ali ahmed

Advertisement

Ku Xayeysiiso