Degdeg-Gudoomiyaha Hay-adda Shaqaalaha Dowlada Ayaa Ka Warbixiyey Howsha Madaxtaabashadu Qaabka Ay UGa Socoto Caasimada somaliland.

(Toggaherer)-Gudoomiyaha Hay-adda Shaqaalaha Dowlada Ayaa Ka Warbixiyey Howsha Madaxtaabashadu Qaabka Ay UGa Socoto Caasimada somaliland.

Gudoomiyaha hay-adda shaqaalaha Somaliland Sharmaake Axmed muxumed oo maanta horyimid mudanayaasha guddida joogtada Ee golahaasi Guurtida ayaa uga warbixiyey qaabka ay ilaa hadda u wadaan howsha madaxtaabashada ee caasimada somaliland ka socota.

Daawo muuqaalkaasi:

Advertisement

Ku Xayeysiiso