Daawo-Wareysi Xiiso Badan:Gudoomiyaha Ururka R`ayiislayaasha Somaliland Ayaa Walaac xoogan ka miijiyey Ajaanibka wadanka..

(Toggaherer)-Wareysi-Gudoomiyaha Ururka Ra`yiislayaasha Somaliland Ayaa Walaac xoogan ka miijiyey Ajaanibka wadanka..

Gudoomiyaha ururka Rayislayaasha somaliland Deeq Daahir faarax oo wareysi khaas ah siinaayey shabakadani Toggaherer ayaa si faahfaahsan uga waramay dadka Ajaanibka ah oo culesy xoogan ku haya dadkeena muwaadiniinta ah xagga shaqada,waxaanu baaq udiray gudoomiyuhu xukuumada.

Daawo- wareysigaasi:

Advertisement

Ku Xayeysiiso