Wareysi-Maamulaha Xarunta ka Hortaga Halitsa Dabka Ayaa Si Kulul UGa Hadlay Soo Noqnoqoshada Halista Dabka .

Hargeysa(Toggaherer)-Wareysi-Maamulaha Xarunta ka Hortaga Halitsa Dabka Ayaa Si Kulul UGa Hadlay Soo Noqnoqoshada Halista Dabka .

Maamulaha Xarunta ka Hortaga khatarta dabka Maxamed Xaaji Octobar Oo wareysi khaas ah siiyey shabakadani Radio Toggaherer ayaa si faahfaahsan uga waramay khasaaraha dabku gaysto oo dalka ku soo noqnoqotay iyo adeegyada ay xaruntoodu ufidiyaan Bulsho weynteena somaliland.

Halkani Hoose ka dhagayso wareysigaasi Oo faahfaahsan:

Advertisement

Ku Xayeysiiso