Daawo: Kaamirada ilaalinta oo Duubtay Xilli Haweenay uu Nin ku Riixay Tareenka Dalka Brazil !!!!


Kaamirada ilaalinta ee saldhig tareen magaalada Sao Paulo ee Brazil aaa sawirtay nin ku riixaya haweenay yar tareenka markii tareenku soo gaadhey saldhigga.

Inantan oo lagu magacaabo Josara Araujo Souza, oo 23 jir ah, ayaa badbaaday waxana soo gaadhay dhaawac madaxa ah ka dib markii Sebastiao Jose da Silva, oo 55 jir ah ku riixay tareenka, sidaasi waxaa sheegay bilayska maxalliga ah.

Warqabadka ToggaHerer

Advertisement

Ku Xayeysiiso