Golayaasha deeganka dalku Waxay ku sifoobeen musuqmaasaq baahsan masuuliyad daro wax qabad la an

Si walba ha ahaate iyadoo golayaasha deeganka dalku ku sifoobeen musuqmaasaq baahsan masuuliyad daro wax qabad la an dhul boob maamul xumo iyagoo shacbigu ay dib uga istaageen qaadashadii kaadhadhka doorashadii ugu dambaysay kadib markay quus ka istaageen maamulka golayaasha deeganka dalka hadaba siday noqon doonta doorashadan soo socota golaha deeganka dalku ma waxay noqon doonta mid moyar iyomoyar ku xigeen kaliya la doorto oo kasoo jeeda maalqabeen aqoon leh mise waxay noqon doonta siday maantaba golayaashu yahiin 25 xildhibaan ee waraabayasha si walba ha ahaate waxa lumay kalsoonidii musharaxa iyo muwaadinka codka bixinaaya maalinta cod bixinta
Ugu dambayn ujeedada dulucda qoraalkeenu waa fariin ku wajahan shacbiga walal muwaadin u meel day codkaaga ilaahay wuu ku waydiinaya codkaaga cidaad siiso waxii dambi ee uu la yimaadana waad la wadaagaysaa ogow akhiro iyo aduunba eeg golaha sii socda iyo dadkaynu dooranay

WQ: Dr Buux Ibraahin Aadan
Fayo-dhawre madax bannaan
buux2010@gmail.com

Advertisement

Ku Xayeysiiso