Daawo: “Waxaa Colaadan Huraysa Waxaa sii Dheer in Rag waaweyn oo Sulaadiin ah iyo Guurtidii Reeruhu ay Sii Hurinayaan Waan kuwii Nabada ka qayb qaadan lahaa” Muj Maxamed Kaahin ayaa Ka Hadlay Arrimo Xasaasi Ah oo ku Waajahan Arinta Colaada Ceel Afweyn

Hargeysa(Toggaherer)-Wasiirka Arrimaha Gudaha somaliland ayaa Ka Hadlay Arrimo Xasaasi Ah…

Wasiirka wasaarada arrimaha gudaha Somaliland ayaa si faahfaahsan uga hadlay xaalada Amniga wadanka iyo Arrimaha Ceel Afweynba,waxaanu wasiirku xogwarn uu siinaayey mudanayaasha gudida joogtada golaha Guurtida ayaa arrimahaasi uu si mug leh uga waramay.

Daawo:

Advertisement

Ku Xayeysiiso